Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Meesha Ka Saaray In La Lunsday Lacagtii Qaadhaanka Ahayd

Hargeysa – (warsoor) – Xubnaha guddida ka soo kabashada Abaaraha JSL ayaa maanta 05.11.2017, shir balaadhan…

Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Soo Dhawayntii Ugu Balaadhanayd Abid Loogu Sameeyay Magaalada Laascaanood .

Laascaanood – (warsoor) – Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Egn Faysal Cali Waraabe iyo Wafti Miisaan leh…

Daawo Xisbiga Mucaradka ah ee Wadani oo Deeq Raashin ah Gaadhsiyey in ka Badan 7 Xafadood oo ku Yaal Burco

Burco (warsoor) Xisbiga Mucaradka ah ee wadani ee gobolka togdheer ayaa gaadhsiyey mucaawinoyin dadka danyarta ah…

“Caynaba Isma Dhalin Rogin, Waxa Aynu Leenahay Caynaba Ma Taqaan Is Dhalan Roga, Diga Rogashada Ma Taqaano” Wasiirka Madaxtooyada JSL.

Caynaba – (warsoor) –  Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi  ayaa ka hadlay taageerada xisbiga KULMIYE…

“Taageerayaasha Iyo Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Laascaanood, Waxay Ku Soo Dhaweeyeen Saaka Xisbiga KULMIYE Hilow Iyo Kalgacal.” Wasiirka Madaxtooyada JSL.

Laascaanood – (warsoor) – Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi  oo ka mid ahaa wefti balaadhan…

Long queues, protests as Apple’s iPhone X hits stores

APPLE – (WARSOOR) – Apple’s iPhone X hit stores around the world Friday, drawing crowds in…

Baarlamaanada Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Suudaan oo Heshiis kala saxiixday

Khartuum – (warsoor) – Guddoomiyaha Golaha shacabka Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka…

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka digay diidmada Shilin Soomaaliga

Baladweyne – (warsoor) – Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada ee Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cusmaan ayaa sheegay…

Madaxweye Farmaajo oo Xalay kulan casho sharaf ah la qaatay W/Warfaafinta Dowlad goboleedyada

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay kulan…

SONYO Iyo Garabyadda Dhallinyaradda Xisbiyadda Qaranka Oo Si Wadajir Usoo Saaray Baaq Ku Waajahan Ololaha Iyo Doorashooyinka

Hargeysa, (warsoor) — Dalladda Dhalinyaradda Heer Qaran ee SONYO oo hore kulamo goos-goos ah la yeelatay…