Dahabshil Company Daarasalaam Bank

Madaxweynaha Somaliland Oo Casho-sharaf Ku Maamuusay Safiirro iyo Diblomaasiyiin Dalka u Yimi Ka Qayb-galka Carwada Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa

Hargeysa -(warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa casho-sharaf qasriga madaxtooyada ugu sameeyey safiirro, diblomaasiyiin, aqoonyahanno iyo qoraayo ka socda dalalka caalamka, kuwaas oo dalka u jooga hawlo la xidhiidha ka qaybgalka carwada caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo maalinta berri furmi More...

by Mohamed Ibrahim | Published 16 hours ago
By Mohamed Ibrahim On Friday, July 19th, 2019
0 Comments

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Safiirka Cusub Ee Midawga Yurub U Qaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Soomaaliya

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dhawaan midawga yurub u soo magacaabay dalalka Somaliland More...

By Mohamed Ibrahim On Monday, July 15th, 2019
0 Comments

Dahabshiil Donates $100,000 Dollars Towards Berbera vocational Training Dchool

Berbera – (warsoor) – Mr. Mohamed Said Dualeh, the owner of Dahabshiil group of companies has donated $ 100, 000 dollars to Berbera vocational training. Siad Elmi Rooble , MP and who is a member More...

By Mohamed Ibrahim On Thursday, July 11th, 2019
0 Comments

Gudoomiyaha SOLJA Oo london Kaga Qayb Gelay Shir Caalamiya oo Saxaafada ah

ISTANBUL – (warsoor) – Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa ingiriiska kaga qayb gelaya shir caalamiya oo ku saabsan Saxaafada oo hal ku dhig looga More...

By Mohamed Ibrahim On Sunday, July 7th, 2019
0 Comments

Madaxweynaha Somaliland oo Fariin Culus u Diray Maamulka Farmaajo

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta dalka ku soo laabtay ayaa khudbad ka jeediyey munaasibadii ka dib markii uu soo laabtay safar shaqo oo si heer sare ah loogu soo More...

By Mohamed Ibrahim On Sunday, July 7th, 2019
0 Comments

Shacabka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa oo Si Aan Kala Hadh Lahayn usoo Dhaweeyey Madaxweynaha JSL Iyo Weftigiisii

Hargeysa – (warsoor) – Weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ugu maqnaa qaar kamid ah dalalka qaaradda Afrika, ayaa More...

By Mohamed Ibrahim On Thursday, July 4th, 2019
0 Comments

WAR-SAXAAFADEED: Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Digniin Adag U Diray Maamulka Xamar, Beesha Caalamkana Baaq U Soo Jeediyey

Hargeysa – (warsoor) – Kal-fadhigii 37-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo maanta oo ay taariikhdu tahay 04/07/2019, uu shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna More...

By Mohamed Ibrahim On Wednesday, July 3rd, 2019
0 Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Gini (Guinea)

Conakry – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo maalintii shalay safar shaqo waddanka kaga ambo-baxay, ayaa maanta gaadhay caasimadda dalka More...

By Mohamed Ibrahim On Wednesday, June 26th, 2019
0 Comments

Madaxtooyadda oo Lagu Xusay Maalinta Xornimada Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 59-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii oo ah markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeedii ka qaadatay gumaystihii More...

By Mohamed Ibrahim On Tuesday, June 25th, 2019
0 Comments

Madaxweynaha Somaliland oo Laalay Xaaladii degdeg ahayd ee Gobolada Bariga Qaarkood Saarnayd

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/G/WAG/WG/ CQS/081/4/224/ 234/037-332/062019, uu ku laalay More...