Xisbiga KULMIYE oo Wacdaro aan hore loo Arag ku soo Bandhigay Magaalada Ceerigaabo Maalinta Lixaad ee Ololihiisa

Ceerigaabo – (warsoor) – Xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa wacdaro aan hore loo arag oo…

Codbixiyeyaal Kala Fog

WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare). Barnaamij muuqaal ah oo dhawaan lagu sameeyey magaalada Oslo ee caasimada…

PRESS RELEASE Orange announces improved Internet and mobile services connectivity in Africa with the launch of two new IP and IPX Points of Presence in Cape Town and Johannesburg, South Africa

PARIS, France, – (warsoor) – Today, Orange (www.Orange.com) has opened two very large-capacity IP and IPX…

Future Saudi king tightens grip on power with arrests including Prince Alwaleed

RIYADH (warsoor) – Saudi Arabia’s future king has tightened his grip on power through an anti-corruption…

Komishanka Doorashooyinka oo Dhaariyey Hawl-wadeenadda Gobolka Togdheer ee Codbixiyayaasha

Burco – (warsoor) – Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta magaaladda Burco ku dhaariyey hawl-wadeenadda…

Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Meesha Ka Saaray In La Lunsday Lacagtii Qaadhaanka Ahayd

Hargeysa – (warsoor) – Xubnaha guddida ka soo kabashada Abaaraha JSL ayaa maanta 05.11.2017, shir balaadhan…

Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Soo Dhawayntii Ugu Balaadhanayd Abid Loogu Sameeyay Magaalada Laascaanood .

Laascaanood – (warsoor) – Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Egn Faysal Cali Waraabe iyo Wafti Miisaan leh…

Daawo Xisbiga Mucaradka ah ee Wadani oo Deeq Raashin ah Gaadhsiyey in ka Badan 7 Xafadood oo ku Yaal Burco

Burco (warsoor) Xisbiga Mucaradka ah ee wadani ee gobolka togdheer ayaa gaadhsiyey mucaawinoyin dadka danyarta ah…

“Caynaba Isma Dhalin Rogin, Waxa Aynu Leenahay Caynaba Ma Taqaan Is Dhalan Roga, Diga Rogashada Ma Taqaano” Wasiirka Madaxtooyada JSL.

Caynaba – (warsoor) –  Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi  ayaa ka hadlay taageerada xisbiga KULMIYE…

“Taageerayaasha Iyo Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Laascaanood, Waxay Ku Soo Dhaweeyeen Saaka Xisbiga KULMIYE Hilow Iyo Kalgacal.” Wasiirka Madaxtooyada JSL.

Laascaanood – (warsoor) – Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi  oo ka mid ahaa wefti balaadhan…