ZÜRICH — Waddamada Morocco, Spain iyo Portugal ayaa loo magacaabay martigeliyeyaasha Koobka Adduunka ee 2030, halka…
Category: Sports
Man City oo markii ugu horreysay ku guuleysatay Super Cup-ka Yurub
Kooxda Manchester City ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay Super Cup-ka Yurub, kadib markii ay rigoorayaal…
Wacdaraha Messi ee Mareykanka oo sii socda
Lionel Messi ayaa dhaliyay goolkisii shanaad seddex kulan oo uu u saftay kooxdiisa cusub ee Inter…
Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya oo Ka Hadlay Inantii Kulaanta U Dambeysa Ka Gashay Tartantkii Orodka ee China
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday in baaritaan lagu sameyn doono ciyaaryahan ku tartamayay…
Jordan Henderson 12 sano kadib macasalaameeyay Liverpool
Laacibka khadka dhexe ee Jordan Henderson ayaa taageereyaasha Liverpool ku sagootiyay muuqaal lasoo dhigay baraha bulshada…
Messi oo kooxdiisa Inter Miami u dhaliyay goolka guusha wakhtigii dhimashada kulankiisii ugu horeeyay
Lionel Messi ayaa kulankiisii ugu horreeyay u saftay kooxdiisa cusub ee Inter Miami ee horyaalka Mareykanka…
Telesom Shabeel cup 2023
Waxa shalay lagu daah furay garoonka Cali-Gadhle tartanka Telesom Shabeel Cup oo sannadkiisi 7aad oo xidhiidh…
Tartan Kubadda Cagta ee Sanadlaha oo Lagu Soo Gabagabeey Jarmalka
Magaalada Munich Gobolka Bayern ee dalka Jarmalka waxa lagu soo gabagabeeyey tartan dhinaca kubbada cagta ah…
Alba oo ku biiray kooxda Inter Miami
Daaficii hore ee Barcelona Jordi Alba ayaa Lionel Messi kula biiri doona Inter Miami, sida uu…
Rice oo si rasmi ah ugu biiray Arsenal, noqday Ingiriiskii ugu qaalisanaa
Declan Rice ayaa noqday ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ee Ingiriis ah Sabtidii, markii Arsenal ay ku lasoo…