MUQDISHO – (WARSOOR) – Xasan Sheekh ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynaha isagoo wareeggii seddaxaad uguna dambeeyay…
Author: Staff writer
Madaxweyne Farmaajo oo xilka ku wareejinaya Madaxweynihii xilka ku wareejiyay shan sano ka hor
MUQDISHO – (WARSOOR) – Waxaa soo gabagaboobay wareegii saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku…
Codeynta wareeggii ugu dambeeyay oo socota
MUQDISHO – (WARSOOR) – Waxaa hadda billaabatay codeynta wareegga 3-aad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana isugu…
Afar Musharax oo U soo Gudbay Wareega 2aad ee Doorashada Soomaaliya
MUQDISHO – (WARSOOR) – Afar ka mid ah soddon iyo sagaalkii musharrax ee u tartamayay xilka…
Madaxweyne Farmaajo oo ubax dhigay Taalada SYL
MUQDISHO – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo taallada halgameyaashii SYL…
Ugu yaraan 10 ku dhimatay weerar ka dhacay magaalada Buffalo ee Gobolka New York
MARAYANKA – (WARSOOR) – Nin ku hubaysan qori ayaa Sabtida maanta ah xabbad ku furay dad…
Finland oo go’aansatay inay ku biirto NATO
HELSINKI – (WARSOOR) – Finland ayaa Axadda maanta ah xaqiijisay in ay dooneyso in ay xubin…
Codeynta doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo billaabatay
MUQDISHO — (WARSOOR) – Codeynta doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka billaabatay Teendhahda Afisyoone ee magaalada Muqdisho, ayada…
Saraakiil Maraykan ah oo booqday garoonka diyaaradaha ee Berbera
HARGEISA – (WARSOOR) – Waxaa maanta booqasho ku tegey Somaliland, masuuliyiin ka socota dawladda Maraykanka oo…
Imaaraadka Carabta:Madaxweyne Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan oo geeriyooday:
Imaaraadka Carabta – (WARSOOR) – Madaxweynaha Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan oo da’diisu…