Daawo Xisbiga Mucaradka ah ee Wadani oo Deeq Raashin ah Gaadhsiyey in ka Badan 7 Xafadood oo ku Yaal Burco

Burco (warsoor) Xisbiga Mucaradka ah ee wadani ee gobolka togdheer ayaa gaadhsiyey mucaawinoyin dadka danyarta ah eek u nool todoba xafadood oo kamid ah xaafadaha magalada burco.

Ugu horayntii waxaa ka warbixiyey deeqdani mucaawinada ah ee Masuuliyiinta xisbiga wadani ee deeqdani gaadhsiyey.

Halkan ka daawo warkan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.