Alba oo ku biiray kooxda Inter Miami

Daaficii hore ee Barcelona Jordi Alba ayaa Lionel Messi kula biiri doona Inter Miami, sida uu…

Rice oo si rasmi ah ugu biiray Arsenal, noqday Ingiriiskii ugu qaalisanaa

Declan Rice ayaa noqday ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ee Ingiriis ah Sabtidii, markii Arsenal ay ku lasoo…

Pulisic oo heshiis afar sano ah u saxiixay AC Milan

Kooxda AC Milan ayaa heshiis afar sano ah la soo saxiixatay weeraryahanka xulka qaranka Mareykanka iyo…

Bayer Leverkusen oo heshiis shan sano ah la saxiixatay khadka dhexe ee Arsenal Granit Xhaka

Kooxda Bayer Leverkusen ayaa heshiis shan sano ah lasoo saxiixatay ciyaaryahanka khadka dhexe ee xulka Switzerland…

Kooxda Al-Nassr oo heshiis la gaartay tababare Luís Castro

Cristiano Ronaldo ayaa helay macallin cusub Khamiistii markii Al-Nassr ay ku dhawaaqday inay shaqaaleysiisay saaxiibkiis tababaha…

Brazil oo la ciyaari doonta dalal Afrikan ah kulamo ka dhanka ah cunsuriyadda, laguna tageerayo Vinicius Jr

BARAASIIL – (WARSOOR) – Xulka Qaranka Kubadda Cagta Brazil ayaa ciyaaro saaxiibtino la ciyaari doonta laba…

Real Madrid Iyo Oo Baxsaday, Bayern & Napoli Oo Lagu Dhegay, Inter Oo La Garaacay Iyo Waxyaabihii Ka Dhacay Horyaallada Waaweyn Ee Yurub Maanta & Caawa

Kooxaha waaweyn ee Yurub ayaa natiijooyin kala duwan ka keenay kulamadoodii maanta illaa caawa ee horyaalladooda,…

Ciyaartooyda muslimiinta ah ee PL oo loo oggolaaday wakhti ay ku afuraan

LONDON — (WARSOOR) – Guddiga garsoorayaasha ayaa madaxda horyaalka Premier League iyo xiriirka kubbadda cagta Ingriiska u…

Real Madrid oo ceebeysay Liverpool

LIVERPOOL —  (WARSOOR) – Real Madrid ayaa u muuqatay koox ilaashaneys sumcaddeeda ah inay tahay kooxda…

Sacuudiga oo kusoo biiray loolanka iibsashada Manchester United

LONDON – (WARSOOR) – Sacuudi Carabiya ayaa kusoo biirtay tartanka gadashada kooxda Manchester ee horyaalka Premier…