Soomaaliya & Turkiga oo wada saxiixday heshiis ku saabsan horumarinta Hydrocarbons-ka

Muqdisho – (WARSOOR) – Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar…

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka kulan Kula yeeshay Taliyaha qaybta, Taliyayaasha Saldhigyada, Baadhayaasha Saldhigyada ee G.Maroodi jeex. Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee qaranka JSL

HARGEYSA – (WARSOOR) – Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka JSl. Md, Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan Iyo qaar…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAKIILKA MIDOWGA AFRIKA EE SOOMAALIYA AYAA KA WADA HADLAY HABRAACA DHIMISTA CIIDAMADA ATMIS IYO QORSHAHA CIIDAMADA XOOGA DALKA SOOMAALIYA AY KULA WAREEGAYAAN AMNIGA DALKA

Muqdisho – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale booqasho ku tegay Eritrea

ASMARA — (WARSOOR) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale galabta booqasho ku tegay magaalada…

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ahna ku simaha Wasiirka ayaa soo xiray tababar ku saabsanaa tabinta xaaladaha bini’aadannimada iyo wararka deg degga ah

Muqdisho – (Warsoor) – Tababarka tabinta xaaladaha bini’aadannimada iyo wararka degdegga ah oo ka qeyb galeen…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY DHIGGIISA DALKA MASAR CABDULFATAX AL-SIISI

Aljaris – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula…

Sh Xassaan: Afarta Shardi ee Ducada Lagu Aqbalo

Sheekh Xassaan ayaa muxaadiradan kooban kaga hadlaya afarta shardi ee ducadda lagu aqbalo. Halkan ka daawo:

Side Loo Helaa Macaanka Cibaadada

Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa Muxaadiradan kooban kaga hadli doonaa macaanka ay leedahay cibaadada iyo…

Madaxweynaha Somaliland oo uu xilka qaadis iyo magacaabid Sameeyey

HARGEYSA – (WARSOOR) – WAREEGTO MADAXWEYNE: 15 /08/2022Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo La Kulmay Guddida Diwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka

Hargeysa -(WARSOOR)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay Guddida Diwaangelinta Ururrada Siyaasadda…