Telesom Shabeel cup 2023

Waxa shalay lagu daah furay garoonka Cali-Gadhle tartanka Telesom Shabeel Cup oo sannadkiisi 7aad oo xidhiidh ah la qabtay.