Hargeysa – (warsoor) – Afhayeenka Xukuumadda Somaliland ahna Wasiirka Warfaafinta iyo wacyi-galinta Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa maanta cambaarayn u soo jeediyey laanta afka Somaliland ee BBC-da.
Wasiirka ayaa sheegay in laanta afka Soomaaliga ah ee BBC-da ay caadaysatay in ay faafiso wararka iyo dacaayado ka dhan ah Somaliland, sidoo kalena markasta oo ay dood soo qaban-qaabiso ay doodaasi dhex dhigto dad Somaliland qaranimadeeda cadow ku ah.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Wasiir Cadaani:
This post is also available in:
Somali