Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Xadhiga Ka Jray Garoon

Hargeysa – (WARSOOR) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland Cabdirashiid Caydiid Yaasiin…

Wasaarada Ciyaaraha Ee Gobolka Saaxil Oo Daah-Furtay Tartan Ciyaareed

BERBERA – (WARSOOR) – Mas’uuliyiinta wasaarada ciyaaraha ee gobolka Saaxil ayaa daah-furay tartan loogu magac daray…

Natiijada Ciyaartii Galablta Dhex Martay Maxamuud Haybe Iyo Ibraahin Koodbuur

Hargeysa – (WARSOOR) – Ciyaaraha koobka degmooyinka caasimadda Hargeysa ayaa si habsami leh uga socda garoonka…

Natiijada Ciyaartii Maanta Dhex Martay Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31 May

Hargeysa – (WARSOOR) – Ciyaaraha kubadda cagta ee degmooyinka caasimadda Hargeysa ayaa galay maalintii labaad, iyadoo…

Tartanka Kubadda Cagta Ee Degmooyinka Hargeysa Oo Galabta Si Rasmi Ah Loo Furay

Hargeysa – (WARSOOR) – Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u…

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Oo Shalay Xaruunta Gobolka Daad-madheedh Ee Oodweyne Ka Daah-Furay…

Ciyaartoydii Ugu Wanaagsanayd Tartamadii Naadiyada Heerarka Kala Duwan Ee Caasimadda Hargeysa Oo Abaal Marino La Guddoonsiiyey

Hargeysa – (WARSOOR) – Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland oo kaashanaaya Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa…

Xidhiidhka Legdinta Ee Wasaaradda Ciyaaraha Oo Sameeyay Weycigelin Ku Saabsan Xanuunka Covid-19

Hargeysa – (WARSOOR) – Xidhiidhka legdinta ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Somaliland ayaa weycigelin ku…

Man United Oo Badalka Paul Pogba Ka Dhex Heshay Premier League

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay bartilmaameed ka dhigato xiddiga khadka dhexe ee…

Orodyahan Soomaali ah oo ku guuleystay tartan caalami ah

WASHINGTON — (WARSOOR) – Cabdisalaan Cali Cabdi oo ah ordyahan dhalinyaro ah oo ku nool dalka Switzerland…