Orodyahan Soomaali ah oo ku guuleystay tartan caalami ah

WASHINGTON — (WARSOOR) – Cabdisalaan Cali Cabdi oo ah ordyahan dhalinyaro ah oo ku nool dalka Switzerland ayaa shalay ku guulaystay orodka 5000 oo mitir ee dhalinyarada 20-jirka ka yar, isaga oo ku ordaya magaca Soomaaliya.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap