Wasiirka Wasaaradaha Madaxtooyada Oo ka Qayb galay Casuumad Dhiirrigelin ah Oo Garabka Dhallinyarada KULMIYE ee Heer Qaran Ay u Sameeyeen La-taliyaha Madaxweynaha ee Ciyaaraha

“Madaxweynaha qarankuna wuu mudan yahay in loogu hambalyeeyo iyo in  looga mahad-naqo waxa wanaagsan ee uu…

Ciidanka Dab-damiska Caasimada Oo Mudaharaad Ka Hor-dhigay Xarunta Dawlada Hoose Hargeysa Kadib Markii Ay Ku War-heleen In Xoghayaha Cusub Ee Dawlada Hoose Joojiyey Mushaharkoodii

Hargeysa – (warsoor) – Xogahaya cusub ee Dawlada Hoose ee Hargeysa Md.Cali Xasan Cawaale  oo dhawaan…

WAR-SAXAAFADEED: Ururka Qareenada Somaliland Ee SOLLA Oo si adeg ugu jawaabay Garyaqaanka guud ee Qaranka

Hargeysa – (warsoor) – Waxaanu  jawab kooba ka bixinayna warsaxafadeedkii uu soo saaray Garyaqaanka guud e…

WAR-SAXAAFADEED: Madaxweynaha Somaliland oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyey Agaasimayaasha Guud

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Somaliland ayaa isku shaandhayn ku sameeyey agaasimayaasha guud, waxa uu sidoo…

Xisbiga WADDANI oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Ilaaliso Xidhiidhka ay La leedahay Dalalka Carabta iyo maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Itoobiya

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha Ku-meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo maanta…

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo wacdi diiniya u Jeediyay Ciidanka Dab-deimiska Caasimada Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) – Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo wacdi diiniya u qabtay Ciidanka Dab-deimiska Caasimada…

Ciidanka dab-demiska caasimada hargeysa oo ku guuleystay daminta Guryo Badan oo isku Rarana iyo Faarad ku kala kala gubtay degmooyinka koodbuur iyo gacan libaax

Hargeysa – (warsoor) – Ciidanka Dab-demiska Qaranka Gaar ahaan Ciidanka Dab-demiska Magaalada Hargeysa ayaa subaxnimadii hore…

Toban Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Dab-demiska Oo Lagu dhaawacay iyagoo Gurmad Dab Ku Jira Xaafada Isteed Hawska [State House]

Hargeysa – (warsoor) – Tobaneeyo Saraakiil ka tirsan ciidanka dabdemiska oo lagu dhaawacay iyagoo gurmad dab ku…

Madaxtooyada Oo Afur Loogu Sameeyey Arday Iyo Macalimiin Ka Socday Lix Jaamacadood Oo Dalka Ah Laguna Lafagurayo Sicir-bararka iyo Abaaraha

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa munaasibad afur ah ku…

Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Caawa Kulan Afureed Looggu Magac Daray FOORAHA GUUSHA WADDANI u Sameeyey Dhallinayarada Xilalka Kala Duwan Ka Haysa Xisbigaasi

Hargeys – (warsoor) – Kulan afur ah oo looggu magac daray Fooraha Guusha WADDANI isla mar…