Toban Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Dab-demiska Oo Lagu dhaawacay iyagoo Gurmad Dab Ku Jira Xaafada Isteed Hawska [State House]

Hargeysa – (warsoor) – Tobaneeyo Saraakiil ka tirsan ciidanka dabdemiska oo lagu dhaawacay iyagoo gurmad dab ku…

Madaxtooyada Oo Afur Loogu Sameeyey Arday Iyo Macalimiin Ka Socday Lix Jaamacadood Oo Dalka Ah Laguna Lafagurayo Sicir-bararka iyo Abaaraha

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa munaasibad afur ah ku…

Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Caawa Kulan Afureed Looggu Magac Daray FOORAHA GUUSHA WADDANI u Sameeyey Dhallinayarada Xilalka Kala Duwan Ka Haysa Xisbigaasi

Hargeys – (warsoor) – Kulan afur ah oo looggu magac daray Fooraha Guusha WADDANI isla mar…

Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Guray Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Dadka Abaartu Saamaysay Ee Degaanka Buuhoodle

Buuhoodle – (warsoor) —Waxaa shalay si habsami leh ugga bilaabmay degaanka Gocondhaale ee degmada Buuhoodle oo…

Garyaqaanka Guud Oo Ka Jawaabay Hadalka soo Yeedhay Guddoomiyaha Ururka Qareenada Oo Uu Kaga Hadlayay Guddida Culimada

Hargeysa -(warsoor) – garyaqaanka guud ee Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdisamad Cumar Maal oo la hadlay saxaafadda…

Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Lagu abaal Marinayay Arday Ku Tartantay Xiftiga Qur’aanka Kariimka Ah

Hargaysa – (warsoor) – Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay galabta…

“Xabsigan Boorama iyo kuwa kale ee dalkaba Waxa Ku Soo Kordhay Maxaabiis Badan, Waayo Dunuubtii Ayaa Kordhaysa.” Wasiirka Madaxtooyada JSL.

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa wefti…

“Xukuumad Ahaan Waanu Dadaalnay, Waa Waajib na Saaran Kuna Faani Mayno, Maantana Tamashle Iyo Ole-ole Siyaasadeed Boorama Umaanu Iman.” Wasiirka Madaxtooyada JSL

Boorama   (warsoor) – Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa oo ka mid ahaa wefti…

Guddoomiyaha KULMIYE Oo $52,500 Oo Dollar oo gurmadkii ugu horeeyay ah Ku Wareejiyey Cusbitaallada Boorama Iyo Wajaale

Boorama – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi,…

Madaxweynaha Somaliland oo Wareegto Madaxweyne ku Meel-mariyey Xiliga Doorashadu Dhacayso

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta digreeto madaxweyne waxa…