Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha Ku-meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo maanta warbaahinta u soo bandhigay war-murtiyeed xisbigu soo saaray ayaa xukuumadda ugu baaqeen inay ilaaliso xidhiidhka ay la leedahay maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Itoobiya iyo dalalka Carabta.
Halkan ka daawo ama ka akhriso war-murtiyeedka xisbiga WADDANI:
This post is also available in:
Somali