Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Wasaarada Waxbarshada somaliland Cabdilahi Ibrahim Habane ayaa arbacaddii ka qayb-galay heshiis ay kala saxeexdeen labada jaamacadood ALPHA university iyo LINOCL unversity oo dalkaasi Malaysia fadhigeedu yahay.
Wasiirka ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashaddda Somaliland ay soo dhawaynayso iskaashigan ay kala saxeexdeen labadan Jaamacadda, waxanu sheegay in horumarka dalka qayb ka qaadanayso waxbarashaddun ay ku wanaagsanaanayso.
Wasiirka ayaa sidoo kale u soo jeediyey shacabka inay u hogaansamaan shuuruucda iyo siyaasadah ay dawladdu dalka ku maamulayso.
Halkan ka daawo warkaasi oo aanu ka soo xiganay channel-ka Somaliland News Agency:
This post is also available in:
Somali