Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Kaliil Axmed Cabdi ayaa maanta iclaamiyey in dalka oo dhan mar labaad maalinta khamiista la tukaddo salaad roob-doon ah.
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Kaliil oo maant xafiiska shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu faray inuu iclaamiyo salaad roob-doon ah in maalinta khamiista ah dalka oo dhan laga oogo 9ka subaxnimo.
Halkan ka daawo shirka Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Kaliil: