Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Ku Baaqay In Dhamaan Dalka Laga Oogo Salaad Roob-doona ah

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Kaliil Axmed Cabdi ayaa maanta iclaamiyey in dalka oo dhan mar labaad maalinta khamiista la tukaddo salaad roob-doon ah.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Kaliil oo maant xafiiska shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu faray inuu iclaamiyo salaad roob-doon ah in maalinta khamiista ah dalka oo dhan laga oogo 9ka subaxnimo.

Halkan ka daawo shirka Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Kaliil:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.