Wasaaradda Diinta & Awqaafta Oo Joojisay Bandhig faneed ay Fanaanadii Ku Soo Bandhigi Lahayd Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Sheekh Cabdilaahi Axmed ayaa ka waramay amar ay wasaaraddu ku joojisay bandhig-faneed ay soo bandhig rabtay fanaanadda Nasteexo Indho.

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ayaa ciidamadda Ciidamada Booliiska Somaliland amray inay joojiyaan bandhiga Fanaanadani ay ku qabanaysay Huteel Crown ee magaalada Hargeysa.

wasiirka wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in fanaanadaasi ay ka cowdeen cullimada Somaliland oo ku eedeeyay inay xidhato ama heesaha ku qaado maryo qaaqaawan marka ay joogto Qurbaha islamarkaana la joojiyo bandhig faneedka ay ku qabanayso Magaalada Hargeysa.

“Cullimada ayaa noo soo sheegay oo nagu yidhi gabadhaasi naga qabta intaanaan kaga hadal Khudbadaha misaajiadada”ayuu yidhi Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee wasiirkadda Diinta iyo Awqaafta Somaliland:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.