Shirkii Beelaha Garxajis oo La Soo Gabo-gabeeyey iyo Qodob Laga Soo Saaray

Hargeysa – (warsoor) – Shir maaalmahanba uga socday beesha Garxajis ayaa gaba-gabadiisii maanta laga soo saary bayaan ka kooban 19 oo beesha kaga tashanaysa masiirkeeda siyaasadeed, dhaqaale iyo horumar.

Shirkan oo ay ka soo qayb-galeen xafladii lagu soo xidhaayey dhamaan madax-dhaqamadeedyadda Somaliland, xiyaasiyiin, aqoonyahano, culimo-awdiin iyo marti-sharaf kale oo tiro badan.

fgthyjunkm

Shirkan ayaa laga soo soo saaraban bayaan xambaarsan 10 qodob oo lagu tilmaamayo arimhii lagu heshiiyey, waxaanay u dhignaayeen sidan:

  1. maalmihii sabtidii iyo axadii ee bisha ogost ahayd 13 iyo 14 2016 waxa ku qabsoomay magaaladda hargaysa shirwaynihii beelwaynta garxajis ee baryahanba la filaayay kasoo ka qabab qaabadiisu iyo wada tashiguusi soo sacday ilaa bishii juun 2015
  2. waxa uu shirku kulmiyay haldoorka beelwaynta garxajis 00 ay ku jiraan salaadin boqoro ugaasyo cuqaal odoyaal waxagarad aqoonyahano ganacsatoiyo dhalinyaro kuwaaso oo qarkood  ka kalo yimid daageenada ay dagto somaliland ujeedadda shirku waxa uu  daran yahay midnimada wadao jirka horu marka iyo xoojinta walaaltinimo ee  belwayna garxajisiyo turxaan bixaanbixin
  3. waxa lagu gudoonsaday midnimadda wadajirka iyo waxwadaag qabsigu inuu lagama marmaan u yahay danaha belwaynta garxajis wuxuu shirku turxaan bixiyay dhamaan tabashooyinkii lakao tirsanaayay waxaana lasykaga garaabay lagu heshiiyay hiigsi cusub
  4. waxa iyana laqiray in uu kulanku ahaa mid loo bahnaa mihiimna u ah midnimadda horumarka danaha guud ee beelwaynta garxajis wakhtigiisina sugana una horsiide yool cusub bulshaddda somalilnd
  5. waxa uu shirku ku baaqay ilaalinta iyo xoojinta midnimadda nabadgalyadda bulshadda iyo madaxbanaanida iyo goosi isku taaga qarananimadda somaliland ee lama taabtanka ah waxa kaloo shirka lagu gorfeeyay feeyay xaaladda haatan uu dalka iyo dadkuba kujiraan waxtigan kallo guurka ah ee  darashooyinka kalo duwani ina soo dood saaren filashadda ay ku naloonayaan bulshadda somaliland.
  6. Waxaanu Ku Talinaynaa In Doorashooyinka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Iyo Golaha Wakiilada Ay Ku Dhacaan Wakhtigoodii Loo Cayimay
  7. Shirku Waxa Uu Taageerayaa Talaabo Kasta Oo Horumarineed Oo Loo Baahnaa Oo Cadaali Ah Oo Ay Xukuumadu Ku Dhaqanto
  8. Shirku Waxa Uu Baaq Nabadeed U Dirayaa Labada Beeloood Ee (reer) Ee Walaalaha Ah Ee Dirirtu Ku Dhex Martay Deegaanada Bacda Ee Degmada Derer Weyne,Waxaanu Shirku Codsanayaa In Wixii Ay Kala Tirsanayaan Lagu Dhameeyo Walaaltinimo Iyo Nabad Gelyo,Sidoo Kale Waxaanu Ka Cod Sanaynaa Beelaha Walaalaha Ah Ee QAAYAD IYO BAHARSAME In Ay Nabad Ku Dhameeyaan Arimaha Ka Dhexeeya Ee Ee Ay Hada Gacanta Ku Hayaan
  9. Gabegabdii,Waxa Uu Shirku Ansixiyey Magacyada Gudida Guud Ee Beelweynta Garxajis Oo Ka Kooban 21 Xubnood.Musdanbeedka Marjaca U Noqonayaa Ay Yihiin Salaadiinta,Waxa Kale Oo La Ansixiyey Xeerkii Gudida Guud Ee Beelweynta Garxajis Lagu Hagi Lahaa Waajibaad Kooda Wax Qabad Ee Lagula Xisaabtami Lahaa
  10. Ugudanbayntii, Waxa Uu Shirku Ugu Baaqay Beelaha Somaliland Ee Walaalahood Ah Nabad, isqadarin, wada-noolaansho gacaltooyo iyo in lawada ilaashado qaranka ku dhisan sinaanta iyo cadaalada, wadatashi, isku tanaasul iyo isku joojinta caqabadaha qaran lagaga bixi jiray ee aynu hore ugu caana maalnay

shirka beela weynta garxajis ayaa waxaa kasoo qeyb galay xidhitaankiisa marka laga imaado ergadii beeshaasi ku abtirsaneysay ee shirka kujirtay

salaadiin,boqoro,ugaasyo ,iyo madax dhaqamed tiro badan kuwaaso kasoo kala socdaalay gobolada dalka oo dhan sida suldaanka guud ee beesha habar jeclo Suldaan cabdilaahi suldaan cali, suldaanka guud ee beesha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi, suldaanka guud ee salaadiinta samaroon suldaan cabdiraxmana jamac dhawal, boqorka beelaha gabooye  boqor axmed iimaan warsame, suldaanka beesha ciisa muuse suldaan maxamuud axmed sheekh, suldaan daakir, suldaanka beelaha warsan gali iyo suldaanka guud ee beesha ayuub waxaana halkaasi ay ka jeediyeen kalmado lagu sharfay.

Halkan Ka Daawo warkan oo aanu ka soo xiganay Somali Cable:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.