Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo magacaabay Golaha wasiirrada

Hiiraan – (warsoor) – Madaxweynaha Maamul goboleedka  Hirshabelle, Cali Cabdilaahi Cosoble, ayaa maanta magacaabay xubnihiisa Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 52-xubnood.

Madaxweyne Cali Cabdilaahi Cosoble ayaa wuxuu magacaabay 23 Wasiir, 23 Wasiiro Ku Xigeeno iyo 6 Wasiiru Dowlayaal ah.

Agaasimaha Madaxtooyada Hirshabelle, Cabdiqaadir Cabdulle Xooshow, ayaa Saxaafadda u akhriyay magacyada liis ay ku qoran yihiin Golaha Wasiirada, ee Madaxweynaha Hirshabelle uu magacabay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.