Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland OO ka qaybgalay Munaasibad lagu shaacinayey Dufcadii 2-aad ee Ardayda Dalka Taiwan ka hesha deeq waxbarasho

HARGEYSA -(WARSOOR) – Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay Munaasibad lagu shaacinayey Dufcadii labaad ee Ardayda Dalka Taiwan ka hesha deeq waxbarasho iyo Xuska laba Jirsaday ee Safaaradda Taiwan ku leedahay Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu qabtay Hargeysa.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap