Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in loo midoobo la dagaalanka Al-shabaab

Muqdisho (warsoor) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in maleeshiyaadka nabad iyo nolal…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Furay Kulan looga hadlayo dib u heshiisiinta

Muqdisho – (WARSOOR) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa furay kulan looga…

R/wasaare Khayre“Soomaaliya waxay ku baaqeysaa in xal waara loo helo dhibaatooyinka aadanaha”

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb…

Guddoomiye Yarisow “Maamulka Gobolka Benaadir waxaa ka go’an horumarinta Naafada Soomaaliyeed”

Muqdisho – (WARSOOR) – Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa…

Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray xeryo ciidan oo ku yaala duleedka Magaalada Muqdisho

Muqdisho – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray xeryaha ciidanka…

Shir looga hadlayo Barakacayaasha iyo Qaxootiga ku soo laabanaya G/Banaadir oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho – (WARSOOR) – Shirkan wadatashi oo looga hadlayo Arrimaha Barakacaayaasha iyo Qaxootiga Soo laabtay ayaa…

Taliska Ciidanka Xogga Soomaaliya oo Turkiga ka guddoomay Labis Ciidan

Muqdisho – (WARSOOR) – Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa guddoomay Dareeskan Ciidan oo Dowladda Turkigu ay…

Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo ku aadan Maalinta Xuriyadda u diray dowladda iyo shacabka dalka Kuweyt

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambaliyeeyay Amiirka iyo shacabka…

Wasiirka Caafimaadka oo kulan la qaadatay dhiggeeda Dowladda Suudaan

Khartuum – (warsoor) – Wasiirka Caafimaadka ee XFS Drs Fowsiya Abiikar Nuur oo booqasho ku joogta…

Xukun dil ah oo lagu riday Sarkaalkii dilay EX. Abaanduulihii Ciidanka Badda Soomaaliyeed

Muqdisho – (warsoor) – Maxakamadda Darajada 1-aad ee Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukuno isugu jira…