Xisbiga WADDANI oo Xaflad Soo Dhaweyn ah u Sameeyey Garabkii Aqlabiyadda UCID oo Ku Soo Biiray

Hargeysa – (warsoor) – Xaflad ballaadhan oo Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey…

Madaxweynaha Somaliland oo Digreeto Madaxweyne Ku Dhaqan-galiyey Miisaaniyadda Xukuumadda ee 2017

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa digreeto madaxweyne ku dhaqan-galiyey…

Xukuumadda Somaliland oo Kulan La Yeelatay Ganacsatadda Xoolaha Dhoofiya

Hargeysa – (warsoor) – Kulan Saddex-Geesood ah oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada oo u dhexeeyey Xukuumadda,…

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Laanta Holland Oo Si Kulul U Cambaareyey Afduubka Lagula Kacay Amp.Axmed Safiina

Holland – (warsoor) – Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Laanta Holland Md.Xiis Maxamed Cighe ayaa si kulul u…

Taliska Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Laba Dumar Ah Oo Ku Dhaawacmay Rasaas

Hargeysa – (warsoor) – Taliska guud ee ciidanka booliska somaliland ayaa ka hadlay laba dumar ah…

Sababtii Ambaasadar Safiinna loogu Xidhay Kenya oo la Ogaaday

Nairobi –  (warsoor) – Xoghayaha xisbiga WADDANI u qaabilsan arimaha Carabta Amb. Axmed Safiinna oo maanta…

Telesom oo Dhar iyo Bustayaal u qaybisay Dadka Dhimirka Ka Bukka ee ku jira cusbitaalka guud ee Hargyesa

Hargeysa – (warsoor) – Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa bustayaal iyo dhar  ugu deeqday…

Xisbiga WADDANI oo Shir-qool Siyaasaddeed Ku Tilmaamay Xadhiga Ambassador Safina+ Ganacsade Reer Somaliland ah oo ay Ku Eedeeyeen Xadhigaas

Hargeysa – (warsoor) – Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag u cambaareeyey xadhiga xoghayahii…

Ciidanka Booliska oo Heegan Galay & Digniin Loo Diray Xisbiyada Siyaasada

Hargeysa – (warsoor) – Ciidamada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ee Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka ayaa la Geliyey…

Dowladda Hoose ee Hargeysa oo Joojisay Waddo Muhiim ah oo Ka Socotay Xaafadda Masallaha

Hargeysa – (warsoor) – Dowladda hoose ee magaalada Hargeysa ayaa joojisay waddo muhiim ah oo ay…