Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Si Adag u la Hadlay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Hargeysa – (warsoor) – Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si kulul u weeraray…

Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan La Yeeshay Dan-jirayaasaha Somaliland u Jooga Caalamka

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay…

Maamulka Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland oo imtixaam ka qaaday Ciidanka Dab-demiska Cusub Ee Magaalada Burco

Burco – (warsoor) – Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Jsl Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Faratoon ayaa subaxii…

Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Masaajidka Sheekh Isaxaaq Ee Berbera

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qaban-qaabinta Xusaska iyo xafladaha diiniga ah Iyo…

Culimo Ku Hubeysan Saanad Milatari oo Xoog Ku Qabsaday Masaajidkii Muranku Ka Taagnaa ee Berbera

Hargeysa – (warsoor) – Culumaa-uddiinka Timo-weynta oo ku gaashaaman hubka noocyaddiisa kala duwan, ayaa goor dhaweyd…

Civilians killed by barrel bombs near Damascus

Syria – (warsoor) – At least 14 civilians have been killed and several others wounded in…

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Gudoomiye u magacabay degmadda Widwidh

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE ayaa Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta masuul cusub u…

Xisbiga KULMIYE oo ku soo Dhaweeyey Hargeysa Prof. Axmed Ismaaciil Samatar

Hargeysa – (warsoor) – Masuuliyiin ka tirsan xisbiga KULMIYE iyo xukuumaddiisa, ayaa soo dhaweeyey Prof. Axmed…

Musharax Cirro Xarunta Guud Ee Xisbiga WADDANI Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Barlamaanka Dalka Iswiidhan Iyo Nuxur Uu Daaranaa Kullan Dhexmaray

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna Musharax Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee…

Taliska Guud Ee Ciidanka Dab-demiska oo Imtixaam Ka Qaaday Ciidanka Dab_demiska Cusub Ee Degmada Wajaale

Hargeysa – (warsoor) – Taliska Guud Ee Ciidanka Dab-demiska oo Imtixaam Ka Qaaday Ciidanka Cusub Ee…