Madaxweynaha Somaliland oo Digreeto Ku Meel Mariyey Maalinta Xuska Dhalinyaradda Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Siilaanyo ayaa maanta digreeto madaxweynaha waxaa uu…

Afhayeenka Laanta Xisbiga Waddani ee Dalka Holland Oo Beeniyey Warar Been Abuur Ah Oo Laga Baahiyey

Holland – (warsoor) – Afhayeenka Laanta Xisbiga Waddani ee Dalka Holland Md.Nagiib  Cismaan Dheereeye ayaa beeniyey…

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Xafladii ay Ku Midoobeen Garabkii Ka Soo Baxay WADDANI

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbadan…

Axmed Muumin oo ka Hadlay Heshiiska ay Wadda Gaadheen Xisbiga KULMIYE

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyihi Garabka toosinta ee xisbigii WADDANI Md. Axmed Muumin Seed ayaa ka…

Xukuumadda Somaliland oo Soo Bandhigtay Mashruuca Biyo-xidheen ah oo laga Hirgaliyey Dalka, Fariinna u Dirtay Mucaaridka

Hargeysa – (warsoor ) – Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay kala duwanaansha xaga…

Daawo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye Oo Akhriyey Qodobadii Ay Ku Heshiiyeen Xisbiga Kulmiye Iyo Garabka Toosinta Wadani

Hargeysa – (warsoor) – Waxaan maanta magaaladda Hargeysa ka dhacday xafladd uu soo qaban qaabiyey xisbiga…

Shirkadda Telesom oo Abaal-marino guddoonsiisay Macmiisheedii Ku Guulaysatay Abaal-marinaha Hano-hadyaddaada iyo Aqoonmaal

Hargeysa – (warsoor) – Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa abaal-marino qaaliya guddoonsiisay 94 macmiil…

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Inay Bishii March Wareejin Doonto Maamulka Dekedda Berbera

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa shaaciyey in kowda bisha soo socota ee sadexaad…

Guddoomiye KULMIYE oo  Taageeray Go’aankii Labada Gole ku Ansixiyeen Saldhigga Militeri ee Berbera, Farriin Adagna u Diray Guddoomiyaha WADDANI

Gabiley – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga haya talada Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynenimo ee…

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo si Ballaadhan loogu soo Dhaweeyey Wajaale iyo Gabiley

Wajaale – (warsoor)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti…