Hargeysa – (warsoor) – Waxaan maanta magaaladda Hargeysa ka dhacday xafladd uu soo qaban qaabiyey xisbiga Kulmiye, waxaana kula midoobay garabkii toosinta ee Waddani ka soo gooystay.
Xafladdan ayaa laga soo saaray qodobo ay labadda dhinac ku heshiiyeen, waxaana madasha ka akhriyey xoghayaha guud ee xisbiga  Kulmiye Xasan Siciid.
Ka daawo channelkan Salaan Media oo aanu ka soo xiganay:
https://www.youtube.com/watch?v=uT4CSdXtWVY
This post is also available in:
Somali