Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Somaliland ayaa shir ballaadhan ku daahfurtay barnaamijka dardargelinta iyo dib-u-habaynta waddooyinka

Hargeysa  – (warsoor) – Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Somaliland ayaa soo qaban qaabisay shir ballaadhan oo ay…

Xisbiga KULMIYE oo Ka Hadlay Shaqaaqada Deegaanka Ceel-afweyn, WADDANI Iyo Guud ahaan Shacabka Reer Somaliland-na Baaq u Diray

Hargeysa – (Warsoor) – Xisbiga Midnimada iyo Horumarka ee KULMIYE, ayaa ka hadlay shaqaaqada kasoo cusboonaatay…

Guddigga Qaban-qaabada Munaasibadda 18-ka May Oo Bulshada Baaq U Diray, Xisbiga WADDANI-na Jawaab Adag Siiyey Siiyey

Hargeysa – (warsoor) – Guddida qaban-qaabada munaasibadda heer qaran ee 18-ka May, ayaa mar kale faah-faahin…

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Bilaha Cas iyo Laanqayraha Cas, Kormeerna Ku Soo Maray Goobaha Loogu Adeego Dadka Aan Laxaadkoodu Dhamaystirnayn

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta 09.05.2018 ka qayb-galay…

Madaxweyne-Ku-Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Munaasibad Lagu Soo Bandhigay Guulaha Mashruuca Kobcinta Danyarta Ee DAN-WADAAG

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay munaasibad…

Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dagaalku Ku Dhexmarayo Ceel Af-weyn.

Hargeysa – (warsoor) – Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo saaka ka qaybgalay Xuska Maalinta…

Golaha Wakiiladda Somaliland oo Ansixiyey Guddoomiyaha Cusub ee Baanka Dhexe

Hargeysa – (warsoor) – Golaha wakiiladda Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey guddoomiyaha Cusub…

Guddoomiyah Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro Iyo Weftin Uu Hoggaaminayo Oo Gaadhay Ceerigaabo

Ceerigaabo – (warsoor) – Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro Iyo Weftin Uu Hoggaaminayo Oo Gaadhay…

Somaliland: Qodobo Laga Soo Saaray Xuska Maalinta Saxaafadda Adduunka

Hargeysa – (warsoor) – Iyadoo maanta ay ku beegan tahay Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka ayaa…

Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday  Danyarta Ku Hareeraysan Dhaamamka Daammi iyo  Jig-jiga Yar ee Gudaha Caasimadda Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqasho gaaban oo uu…