Somaliland: Qodobo Laga Soo Saaray Xuska Maalinta Saxaafadda Adduunka

Hargeysa – (warsoor) – Iyadoo maanta ay ku beegan tahay Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka ayaa magaalada Hargeysa waxaa lagu qabtay kulan lagu xusaayay xuska maalintan, kaasi oo ay kasoo qayb-galeen wariyeyaasha magaalada Hargeysa, madaxda Garsoorka iyo ururada udoodda xuquuqda saxaafadda.

Waxaana xusid mudan in muddadii afarta bilood ahayd ee ay xilka haysay xukuumadda haatan in Somaliland lagu xidhay 13 Weriye wallow markii dambe lasii daayay qaarkood.

 

Halkan ka dawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.