Golaha Wakiiladda Somaliland oo Ansixiyey Guddoomiyaha Cusub ee Baanka Dhexe

Hargeysa – (warsoor) – Golaha wakiiladda Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey guddoomiyaha Cusub ee Baanka Dhexe Md. Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi).

Fadhigan maanta ee Golaha wakiiladda Somaliland oo uu shir guddoominaayey guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee golahaasi Md. Axmed Yaasin Sheekh Cali Ayaanle. Waxaana shirkan soo xaadiray 62 xildhibaan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.