Shirkadda Laydhka ee Telesom ayaa daah-furtay mashruuc lagu casriyeynayo Laydhka Caasimadda

HARGEYSA – (WARSOOR) – Shirkadda Laydhka Telesom ee TEC ayaa maanta daah-furtay mashruuc lagu horumarinaayo laydhka…

Maamulka Wasaaradda Warfaafinta oo Shirkadda Telesom kala wareegay Laba Warlaliye oo FM ah

HARGEYSA – (WARSOOR) – Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyi’gelinta Somaliland Maxamed Yuusuf Ismaaciil…

Shirkadda SOMGAS oo Soo Bandhigtay Haamo Cusub oo Casri ah

Hargeysa – (warsoor) – Shirkadda SOMGAS ayaa maanta soo bandhigay Haamaha Gaasta cuntada oo casriya, munaasibadan…

Shirkadda Somtel oo Daah-furtay Saamiyo Dadweynaha Loogu Talo-galay

HARGEYSA – (WARSOOR) – Shirkadda is-gaadhsiinta Casriga ah ee Somtel ayaa daah-furtay saamiyo loogu talo-galay dadweynaha,…

Shirkadda Telesom oo Daah-furtay Adeegga E-fatwa & Adeegyo kale

HARGEYSA – (WARSOOR) – Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa xalay daah-furtay afar adeeg oo…

Bitcoin rallies above $30,000 for first time

Digital currency Bitcoin extended its record-smashing rally on Saturday, beginning the year with a surge over…

Shirkadda Telesom oo $20,000 oo Dollar ku Wareejisay dhismaha Maktabadda Gebilay

Gebilay – (warsoor) – Gudoomiyaha Gobolka Gebilay Gabilay Cabdikariim Aadan Xaaji oo uu Weheliyo Iyo Duqa…

Telesom Donates Construction Material to Victims of Heavy Rainfall in Las Geel District

Dacar Budhuq – (warsoor) -Somaliland’s giant and leading telecommunication services and mobile money transfer provider, Telesom…

Shirkadda Telesom oo Qalab Dhisme Ugu Deeqday Dadkii Waxyeeladu Ka Soo Gaadhey Duufaantii Salaxley Ku Dhufatay

HARGEYSA – (warsoor) – Shirkadda Telesom ayaa qalabka dhismaha ugu deeqday dadkii ay dhawaan waxyeeladu roobka…

Shirkadda Telesom & Kulliyadda Tabobarka Macalimiinta oo  Si Wadajir ah u daahfuray Isticmaalka Adeegga Tabsera

Hargeysa – (warsoor) – Telesom & Kulliyadda Tabobarka Macalimiinta ayaa si wadajir ah u daahfuray Isticmaalka…