Wasiirka maaliyadda XFS oo ka qayb galay shirka Wasiiradda maaliyadda Afrika iyo Bangiga Aduunka

MUQDISHO – (WARSOOR) – Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuummada federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle,ayaa ka qayb galay shirka Wasiiradda maaliyadda Afrika Bangiga Aduunka iyo heya’adda IMF.

Shirka ayaa diirada laguy saaray Arrimaha soo kabashada dhaqaalaha iyo la jaan qaadidda horumarka Digital ka ah ee Adduunka.

Wasiir Bayle ayaa xusay in Ka qeyb galka Shirkan uu muhiim u ahaa Horumarinta iyo dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya,isagoo ugu dambayn u mahadceliyey Dowladda Burundi oo shirkaan maanta marti galisay.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap