Guddiga doorashaooyinka Gobolada Waqooyi oo shaaciyay Xilliga la dooranayo guddoonka guddiga

MUQDISHO – (WARSOOR) – War-saxaafadeed ay soo saareen guddida doorashooyinka goboladda waqooyi ayaa lagu shaaciyey xiliga ay dhici doonto doorashadda guddoonka doorashooyinka Gobolada waqooyi ku matalaya xukuumadda federaalka ee Soomaaliya.

Doorashadda guddoonka ayaa la go’aamiyey inay la qaban doono maalinta Sabtida ee bishu ku beegan tahay 07 August, 2021.

Wareegtadan ayaa u qornayd sidan: