Terminalka Movcon ee Madaarka Aadan Cadde oo La Xidhay

MUQDISHO – (WARSOOR) – Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa Warsaxaafdeed Kasoo Saartay Xidhista Terminalka Movcon oo ajanibta imaaneysa Soomaaliya ay ka soo dagi jireen.

Warsaxafadeedka ayaa Lagu sheegay Sababta lo Xidhay Terminalkaasi iney kamid tahay hubinta ogaashaha waxa Dalka lasoo galinayo.

Warsaxaafadeedka ayaa sido kale lagu sheegay in Terminalkan ay kasoo dagi jireen Shaqaale UN-ka iyo Amisom midna aan u shaqeyn oo nidaam qaldan dalka kuso gali jiray waxaana si gaar ah u isticmaali jiray terminalkan Amisom iyo UNka.

HALKAN KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA: