Telesom oo Noqotay Shirkaddii Ugu Horaysay ee Dunida Ku Soo Kordhisay Adeegga Sarifka Lagacaha ee Moobaylka (Mobile Money Exchange)

Hargeysa – (WARSOOR) – Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa noqotay shirkadda ugu horsay ee dunidda ku soo kordhisay adeegga sarifka lacagaha ee moobayladda. Adeeggan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee guud ahaan dalka laga hirgaliyo.

Guddoomiyaha shirkadda Isgaadhsiinta Telesom Md. Cabdikariin Maxamed Iid oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa ka warbixiyey adeegan ay shirkaddu soo kordhisay iyo faa’iidada uu u leeyahay bulshadda.

 

Halkan ka daawo warkan:

 

https://www.youtube.com/watch?v=JZQyqZzop2o

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.