Wasaaraddaa Arrimaha Gudaha Somaliland oo Hanjbaado u Dirtay Odey Dhaqameedyada Dalka

Hargaysa – (warsoor)-  Wasiir ku Xigeenka  Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL ee  Mudane Jaamac  Cabdillaahi Biin  ayaa  Maanta Shir  Jaraa,id oo  uu  ku  qabtay   Xarunta wasaarada Arrimaha Gudaha  Kaga  hadlay  Dadka  kasoo  horjeeda Horumarinta   Mashaariicda  Dalka.

Wasiirka Ayaa sidoo Kale Digniin u  Diray   Cuqaasha  iyo  madax dhaqameedka  dalka  kuwaasi  oo  uu sheegay inay   inay  hormuud u  yihiin  nabada   isla  markana  dawladu  ku ixtiraantu   iyaguna  tix galin  muujiyaan inaan  maanta kadib  loo adkaysan  doonin  caaqil   colaad   aloosaya  lagana  saari doono  liiska cuqaasha.

Dhinaca  Kale  Mudane Wasiir Jamac  Cabidillaahi Biin  waxaa uu  sheen in  warbaahinta  lagaga  hadli karo  wixii tallo iyo  toosina  ee ay ka  reeban tahay   kicinta  dadka  iyo ka  shaqaynta  dad isku  dirku.

Jamal Abdi Muhomed
Spokesman  Somaliland  Ministry Of Interior,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.