Taliyaha Ciidamada Soomaaliya oo Dalbaday in La Sii daayo Lacagtii Imaaraada ee Madaar Muqdisho Lagu Qabtay

Muqdisho – (warsoor) – Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod), ayaa markii ugu horraysay ka hadlay warqad uu u qoray maalintii Axaddii taasi oo ku socotay maareeyaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cismaan oo uu ku codsanayey in Imaaraadka in loo oggolaado inay la soo baxaan lacago ay la soo degayeen.

Sida warqadda ay ku qornayd, Gorod, waxa uu ku sheegay inay uga imanaysay magaalada Boosaaso.

Lacagtaasi markii dambe waxa la wareegay dawladdda Soomaaliya iyadoo saraakiishu ay sheegeen in safiirka Imaaraadku diiday in la baaro boorsooyinka ay ku jirtay lacagta.

Haddaba, Haaruun Macruuf ayaa warqaaddaas iyo xaaladda ciidanka ay tababareen Imaaraadku ka waraystay taliyaha ciidanka Jeneraal Cabdiweli Jaamac Gorod.

Xigasho: VOA Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.