Haayadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya oo Soo Saartay Digniin Amaanka La Xidhidha

Muqdisho – (warsoor) – War-saxaafadeed ka soo baxay Haayadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda  Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in la mamnuucday in wax hub ah lagu qaato caasimadda Muqdisho ee Soomaaliya laga bilaabo maanta 11 September ilaa inta uu ka dhamaayo shirka IGAD.

War-saxaafadeedkan ka soo baxay Haayadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda  Soomaaliya kuna saxeexan yahay Taliyaha hayadda Sareeyo Guuto Cabdilaahi Gaafow Maxamuud ayaa lagu shaaciyey digniin ku socotay ciidamada dawladda federaalka ah iyo kuwa amaanka qaabilsan ee shirkadda gaarka ah u shaqeeya in aanay wax hub ah la dhex socon karin caasimadda Soomaaliya tan iyo inta uu dhamaanaayo shirkadda IGAD.

gaafow

Halkan ka akhriyo digniinta lagu shaaciyey war-saxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda amniga Soomaaliya:

gaafow

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.