Gudoomiyaha ahna Musharaxa Xisbiga UCID Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Waramay Shir Caalamiya oo uu Ka Qayb-qaatay

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha ahna musharaxa xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Salaasadan maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu soo dhamaystay shir caalami ah oo uu kaga qayb-galay dalka dibadiisa oo lagu magacaabay German-somaliland business forum, shirkan oo ka dhacay magaaladda Berlin ee dalka Jarmalka .

Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in shirkaasi ay isugu yimaadeen ganacsato Somaliland ka socday oo gaadhay 24 shirkaddood, wasiirka ganacsiga, Wasiirka arimaha dibadda Somaliland iyo 18 shirkadood oo caalami ah.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Faysal Cali Waraabe:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.