MUQDISHO – (WARSOOR) – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa maanta guddoomiyay shirka wadatashiga dayactirka Waddada Jazeera kaas oo ay qayb ka ahaayeen Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Safiirka Dawladda Turkiga ee Soomaaliya.