HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka midawga yurub Amb. Nicolás Berlanga oo dalka Jamhuuriyadda Somaliland ku jooga safarkiisi shaqo ee ugu danbeeyey.