Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray fariisimo ciidan oo ku yaalah Awdheegle

Muqdisho – (WARSOOR) – Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqaday  Degmadda Awdheegle ee Shabeelaha Hoose halkaas oo halkaas oo fariisin u ah ciidamo tirsan xoogga dalka.

Safarka ra’iisal wasaaraha ayaa la xiriiray u kurgalida xaaladah nololeed ee ay ku nolyihiin,dhirigalinta ciidamada iyo ka qayb galka xuska maalinta 12 April oo ku aadan Aas aaska ciidanka xoogga dalka.

Ciidanka Xoogga  ayaa wax u ku amaanay guulihii ugu danbeyay ee ka soo hooyeen la dagaalankii Argagixisadda Al-shabaab,isagoo Mudane Rooble dhinaca kale ugu baqaay in ay halka ka sii wadaan waxqabadka  iyo dadaallada kale.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap