Murrashax ka tirsan Xisbiga Waddani oo la sii daayey

HARGEYSA – (WARSOOR) – Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga kasii daayay musharrixiintii xidh-xidhnaa ee xisbiyada mucaaridka.

Musharrixiinta lasii daayay maanta ayaa waxa ka mid ah Qaasim Suleymaan oo gobolka Sool ka sharraxan golaha wakiillada Xisbiga Waddani.

Ciidanka booliska Somaliland ayaa hore murashaxan ugu eedeyey inuu xidhiidh la leeyahay dalal cadow ku ah Jamhuuriyadda Somaliland.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap