Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Xafladda Daah-furka Tababarka Barashada Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland

HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ka qaybgalay Xafladda Daah-furka Tababarka Barashada Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Waddaniyadda ee Shaqaalaha Wasaaradaha iyo Hay’addaha Dawladda oo maanta ka furay Caasimada Somaliland ee Hargeysa.