Daawo: Nadwo ku Saabsan Fadliga iyo Axkaamta Soonka

Ramaadaan – (warsoor) – Nadwadan Ramadaanta oo ay si wadda jir ah u soo wadda jeedinayaa Sheekh Maxamed Umal iyo Sheekh Maxamuud Shibl waxay ku eegi doonaan Fadliga iyo Axkaanta Soonka.

Insha Allaah waxaanu filanaynaa in aad ka heli doontid Nadwadan culuun badan oo la xidhiidha Soonka, fadlan ka faa’iidayso walaal.

Nadwadan oo aan ka soo xiganay mareegta muuqaaladda Youtube-ka ee salafmedia:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.