Shirkadda Telesom Oo Lacag Ugu Deeqday Dhismaha Buundo iyo Waddo Laga Hirgalinaayo Xaafo Magaaladda Hargeysa Ka Tirsan

Hargeysa – (warsoor) – Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa maanta lacago ugu deeqday dhismo…

Xisbiga WADDANI oo Xus Baroor-diiq Ah u Sameeyey Dhallinyartii Ku Geeriyooday Badda u Dhaxeysa Dalalka Masar iyo Talyaaniga

Hargeysa – (warsoor) -Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta xus baroor-diiq ah oo ay ku…

Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland Oo Laga Hadlay Dhibaatadda Tahriibka iyo Xaaladda Dalka

Hargeysa – (warsoor) – Waxaa maalinimadii khamiista xarunta madaxtooyadda Somaliland ka dhacay shirka todobaadlaha ee golaha…

Wasiirka Gaashaan-dhiga Soomaaliya oo Tacsi u Diray Ehelkii Dhalinyaraddii Doonidu Kula Tagtay Badda Masar iyo Talyaaniga U Dhaxaysa

Muqdisho – (warsoor) – Wasiirka Gaashaan-dhiga Dawladda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo ka…

Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya oo La Kulmay Safiirka Maraykanka uu Qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho – (warsoor) – Ku-simaha Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Md. Maxamed Sheekh…

Golaha Amaanka oo Bogaadiyey Horumarka Laga Gaadhay Amaanka iyo Siyaasadda Soomaaliya afartii Sano ee u Dambeeyey

Washington – (warsoor) – Bayaan ay soo saareen Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa soo dhaweeyey…

“Todoba hablood tahriibaya waxa qabsaday qolo madmadow (Nuubiyin), cid ka soo furfurtana waa la waayey oo waxay yidhaahdeen iskaga taga, waanu isku caddeynaynaa…” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir

Muhiimada aynu qisooyinkan u soo qaadayano mayno in lagu qosolo ama ku wiirsanayno, laakiin, waa inaynu…

Wefti Somalilad Ka Socda oo Ka Qayb-galaya Xuska Dhalashadda Boqoradda Ingiriiska oo Ka Dhacaysa Itoobiya

Hargeysa – (warsoor) – Wefti sare oo ka socda dawladda Somaliland, ayaa ka qaybgalay dabaaldega caalamiga…

Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland oo Ka Jawaabay Warar Kutiri-kuteena Ku Saabsanaa Wadda-hadaladda Somaliland iyo Soomaaliya

Hargeysa – (warsoor) – War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland ayaa lagaga hadlay laba…

Justice Could Bring Us A Good Stability

Human beings have different characteristics some of them are Black, Red, and White people and they…