Raiisul Wasaare Khayre oo Shir-guddoomiyay Kulanka Dardar-gelinta Qorshaha Daabacaadda Shilin Soomaaliga Cusub

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul wasaaraha xukuummadda fereraalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan…

Shacabka Soomaaliyeed oo soo Dhaweeyay ka bixista AMISOM ee Garoonka Muqdisho Stadium

Muqdisho – (warsoor) – Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Shacab aad u badan ayaa…

Qabsoomida Doorashada: Qorshe Guusheeda & Guuldaradeedu Ku Xidhnaan Doonta Dhinac keliya!

Doorasho, maqalkeedu dareeno kala duwan ayey u samaysaa dhinacyo kala duwan oo bulshada JSL ee gudaha…

Safiirka Shiinaha: Waxaan kordhinaynaa taageerada aan siinno Soomaaliya

Muqdisho – (warsoor) – Safiirka Dawladda Shiinaha u fadhiya Soomaliya, Amb. Qin Jian ayaa wareysi uu siiyey…

Itoobiya oo xakamaysay rabshadihii Jinsi faquuqa ahaa ee ka dhexeeyay Soomaalida iyo Oromada

Adis ababa-(warsoor)-Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa xabsiga dhigay in ka badan 170 Qof oo ka mid ahaa…

Ra’iisul wasaaraha XFS oo Wasiirro cusub Magacaabay

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane; Xasan Cali Kheyre, ayaa Magacaabay xubno…

Wasiirka Maaliyadda XFS oo shaaciyay in loo tartamayo xilka Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee dalka

Muqdisho – (warsoor) – Markii ugu horeysay ayaa wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale…

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo Shir guddoomiyey kulanka Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka

Muqdisho (warsoor), Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan…

R/wasaare Kheyre oo shir guddoomiyey Shirka Wadajir ah ee Golaha Wasiiradda XFS iyo Puntland

Muqdisho – (warsoor) – Shirkaan wadajirka ah ee ay maanta Magaaladda Garoowe ku yeesheen xubnaha Golaha…

Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta oo dhagax dhigay Xabsi cusub

Wuxuu sheegay Bashiir Maxamed Jaamac in arrintaan ay sahleyso in Maxaabiista Xabsiga dhexe ay ka baxaan…