Wasaarada Warfaafinta Soomaaliye Oo Ku Amartay Shirkadaha Dalxiiska iyo Duulimaadyadu Isdiwaangaliyaan

Muqdisho – (WARSOOR) – Wasaarada warfaafinta ee Soomaaliyaa ayaa ku amartay shirkaha ka shaqeeya duulimaadyada iyo…

Soomaali lacag badan Lagaga Dhacay Forex

Ku Dhowaad $200 Milyan Oo Laga Lunsaday Muwaadiniin Lagu Khiyaamay Maalgashiga Shirkado sheegta inay ka ganacsadaan…

Ra’iisal Wasaare Khayre oo dhakhaatiirta Soomaaliyeed kala hadlay ka hortaga Coronovirus

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta…

Go’aanaddii Laga Soo saray Shir weynihii Garoowe

Garoowe – (warsoor) – Waxaa haatan go’aamo rasmi ah laga soo saaray shirka wada tashiga Puntland,…

Puntland Oo Ku dhawaaqday Inay Soo Ceshanayso Dhul ay sheegtay inuu ka Maqan yahay

Puntland – (warsoor) – Shir ay soo qaban-qaabisay dawladda maamul gobaleedka Puntland oo lagaga tashanaayey mustaqbalka…

SOOMAALIYA Somalia oo laga helay CoronaVirus, iyo duulimaadyada oo la joojiyey

MUQDISHO – (WARSOOR) – Dawladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qof Soomaali ah markii ugu horraysay laga…

Wafdi ka Socda Kenya oo Jooga Muqdishu

Muqdisho – (warsoor) – Wafdi ka socda dawladda Kenya ayaa maanta yimid magaalada Muqdishu. Wasiirka Arrimaha…

Mareykanka oo Xaqiijiyey in Bashiir Qoorgaab la Dilay

Muqdisho – (warsoor) – Sarkaal ka tirsan milatariga Mareykanka ayaa u sheegay idaacadda VOA inay aamisan…

Maxamuud Sayid: “waxaan ku sugannahay xadka Mandheera iyo Beled Xaawo”

Jubaland – (warsoor) – Tan iyo markii maalma kahor ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedka…

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo Soo Gabo-gabeysay Dacwad Loo Haystey Eedeysane

Muqdisho – (warsoor) – Fadhi ay maanta yeelay maxkamadda ciidamada ee Darajadda koowaad ee Soomaaliya ayaa…