Wasaarada Warfaafinta Soomaaliye Oo Ku Amartay Shirkadaha Dalxiiska iyo Duulimaadyadu Isdiwaangaliyaan

Muqdisho – (WARSOOR) – Wasaarada warfaafinta ee Soomaaliyaa ayaa ku amartay shirkaha ka shaqeeya duulimaadyada iyo kuwa dalxiiska ah inay muddo 30 maalmood gudaheed isku diwaan-geliyaan.

Wareegtadan ka soo baxday wasaaradda warfaafinta ayaa u dhignays sidan: