Madaxda Ahlu Sunna oo Isku-dhiibay Dowladda Soomaaliya

Galmudug – (warsoor) – Saraakiisha sare ururka Ahlu Sunna ee gobollada dhexe ayaa saakay isu dhiibay…

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo oo ansixiyay hindise sharciyeed iyo xeer

Muqdisho – (warsoor) – Golaha Wasiirrada ee Soomaaliya ayaa kulan ay Shalay ku yeesheen Muqdisho waxa…

Wasiir Beyle oo soo dhoweeyay go’aannada ka soo baxay hay’adda lacagta Adduunka iyo Bankiga horumarinta Afrika

Muqdisho – (warsoor) – Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa qoraal…

Ra’iisul Wasaare Khayre “Waa in dib u habeyn lagu sameeyaa caddaaladda Dalka “

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa caddeeyay in loo…

Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo U dabaal-dagey aas-aaskooda

Muqdisho – (warsoor) – Ciidanka Asluubta soomaaliya ayaa Maanta xusaya sanad guuradii 50-aad ee ku beegan…

Madaxweynaha JFS oo Xil ka qaaids ku sameeyay Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu maanta…

Madaxweyne Farmaajo oo meel-mariyey sharciga doorashooyinka Dalka

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay…

Xukuumadda Soomaaliya iyo Saldana Cumaan oo ka wada hadlay xoojinta ganacsiga Labada Dal

Cumaan – (warsoor) -Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj; Cabdullaahi Cali ayaa Magaalada Musqat kula…

Maraykanka Oo Liiska Xayiraada Ka Saaray Ganacsiyada Shirkaddaha Iyo Bangiyada Al-Barakaat

Washington – (WARSOOR) – Xafiiska Dawladda Maraykanka u qaabilsan Maaraynta Hantida Shisheeye ee loo soo gaabiyo(OFAC)…

Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyay guddiga maamulka Banggiga Dhexe ee Soomaalia

Muqdisho – (warsoor) – Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ansixiyay…